Updates

Company News

Latest

News & Updates

Wararka shirkadda, sawirro, iyo fiidiyowyada mashruucyadeena.

Fiidiyowyada

Daawasho toos ah oo YouTube, Facebook, TikTok, iyo X.

Facebook

Qodista Ceelka Rehabilitation Centre.

Shirkadda Sahan Drilling ayaa fulinaysa qoditaanka iyo hirgelinta ceelka xarunta Rehabilitation Centre.

Facebook Fur
Facebook

Qodid & Biyogelin Deegaanadda Waqooyi Bari Soomaaliya.

Sahan Drilling and Construction Company waxa ay qoday sidoo kalena biyo galisay deegaanka Gambadhe ee gobolka Sool, Waqooyi Bari - Somali.

Facebook Fur
Facebook

𝐒𝐚𝐡𝐚𝐧 𝐝𝐫𝐥𝐥𝐢𝐧𝐠 𝐚𝐧𝐝 𝐂𝐨𝐧𝐬𝐭𝐫𝐮𝐜𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐂𝐨𝐦𝐨𝐚𝐧𝐲 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐫𝐞𝐞𝐣𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐂𝐞𝐞𝐥𝐛𝐢𝐲𝐨𝐨𝐝 𝐥𝐚𝐠𝐚 𝐪𝐨𝐝𝐚𝐲 𝐚𝐚𝐠𝐠𝐚 𝐆𝐨𝐨𝐣𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐞 𝐞𝐞 𝐂𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢 𝐁𝐚𝐫𝐢 𝐋𝐚𝐚𝐬𝐜𝐚𝐚𝐧𝐨𝐝 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐚

𝐒𝐚𝐡𝐚𝐧 𝐃𝐫𝐢𝐥𝐥𝐢𝐧𝐠 𝐚𝐧𝐝 𝐂𝐨𝐧𝐬𝐭𝐫𝐮𝐜𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐂𝐨𝐦𝐩𝐚𝐧𝐲 𝐡𝐚𝐬 𝐡𝐚𝐧𝐝𝐞𝐝 𝐨𝐯𝐞𝐫 𝐚 𝐛𝐨𝐫𝐡𝐨𝐤𝐞 𝐭𝐡𝐚𝐭 𝐰𝐚𝐬 𝐝𝐫𝐢𝐥𝐥𝐞𝐝 𝐢𝐧 𝐭𝐡𝐞 𝐆𝐨𝐨𝐣𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐞 𝐚𝐫𝐞𝐚 𝐨𝐟 𝐋𝐚𝐚𝐬𝐜𝐚𝐚𝐧𝐨𝐨𝐝, 𝐭𝐡𝐞 𝐍𝐨𝐫𝐭𝐡𝐞𝐚𝐬𝐭𝐞𝐫𝐧 𝐫𝐞𝐠𝐢𝐨𝐧, 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐚.

Facebook Fur
Facebook

𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐚𝐡𝐚𝐧 𝐃𝐫𝐢𝐥𝐥𝐢𝐧𝐠 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐝𝐞𝐞𝐠𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐭𝐮𝐤𝐚𝐫𝐚 𝐤𝐚 𝐪𝐨𝐝𝐚𝐲 𝟐𝟑 𝐜𝐞𝐞𝐥 𝐛𝐞𝐞𝐫𝐨𝐨𝐝 𝐨𝐨 𝐫𝐢𝐢𝐠 𝐚𝐡, kuwaaasoo lagu qalabeeyay 𝐧𝐢𝐝𝐚𝐚𝐦𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐥𝐚𝐫ka.

𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐚𝐡𝐚𝐧 𝐃𝐫𝐢𝐥𝐥𝐢𝐧𝐠 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐝𝐞𝐞𝐠𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐭𝐮𝐤𝐚𝐫𝐚 𝐤𝐚 𝐪𝐨𝐝𝐚𝐲 𝟐𝟑 𝐜𝐞𝐞𝐥 𝐛𝐞𝐞𝐫𝐨𝐨𝐝 𝐨𝐨 𝐫𝐢𝐢𝐠 𝐚𝐡, kuwaaasoo lagu qalabeeyay 𝐧𝐢𝐝𝐚𝐚𝐦𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐥𝐚𝐫ka. 𝐃𝐡𝐚𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐨𝐨𝐝 𝐰𝐚𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐠𝐮𝐮𝐥𝐚𝐲𝐬𝐭𝐚𝐲. Macmiil haddii aad rabto qodista ceel beereed, kushaqaynaya nidaamka cadceedda iyo samaynta baraagta iyo siligga beerta dhamaantood gadlan la soo xidhiidh sahan drillig company.

Facebook Fur

Sawiro

Arag ama soo deji sawirrada mashruucyadeena.

Message sent

We will respond within 24 hours.